berberatoday.com
“Waxaa Muuqata In Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu, Inagu Wadaan Aragtida Ah, Hal Xisbi Oo Kaliya Dalka Oo Dhan”Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil
October 8, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid siyaasiyiinta da,dayar ee hormuud ka ah dhalinyrada reer somaliland hanka leh ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in la furo ururada siyaasada  oo wakhtigii loo mudeeyay ay mudo koobani ka hadhsan tahay.

Sidoo kale siyaasi dhimbiil ayaa ka hadlay khudbadii madaxwayne biixi ka jeediyay shirwaynihii xisbiga oo uu ku tilmaamay in ay ahayd khudbad hanjabaado ku jireen.

Dhanka kale siyaasi dhimbiil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in agaasimayaashii guud ee qaranku dhex fadhiyeen shirwaynihii xisbiga kulmiye halka qaarkoodna ay kamid yihiin golaha dhexe.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews