Daawo Muuqalka”Weedhihii Ugu Danbeeyay Ee Laga Gunto Prof Cali Khaliif Galaydh!
October 10, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Marxuum Prof Cali khaliif Galaydh oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada jig jiga ayaa waxaa saamayn balaadhan ku yeelatay dhagaha dadka somalida gaar kuwa somalilnd waraysigii udanbeeyay ee laga qaado oo uu ku duubay magaalada jig jiga
Waraysigaa udanbeeyay ee aga prof galaydh ayaa laga guntay weedho cajiib ah