Dowladda Norway Oo Xanibaadii Ka Qaadday Masaajidka Tawfiiq
October 11, 2020 - Written by admin
Oslo(Berberatoday.com)-Dowladda Norway ayaa xanibaadii ka qaadday masaajidka Tawfiiq, oo muddo dheer ay maamulkiisa isku haystaan laba kooxood oo Soomaali ah oo mid walbaa uu sheeganayo maamulka saxda ah.