berberatoday.com
Madaxweynaha Somaliland oo Duray Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Kana Hadlay Tayeynta Wax Walba
October 11, 2020 - Written by admin

Madaxweyne Muuse Biixi: “Gole 15 sano iska fadhiyey Sharciga ay Sameeyaan Sharci maaha, Guurtiduna 30 Sano inuu iska Fadhiyo maaha..”

Boorama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muhiimadda ay dalka u leeyihiin doorashooyin xilligooda ku qabsooma iyo sidoo kale sida loogu baahan yahay in la tayeeyo adeegyada dowladdu bixiso iyo weliba adeegyada ganacsi ee ay ganacsatadu dalke keento.

MADAXWEYNE BIIXI IYO LABADA GOLE BAARLAMAAN EE SOMALILAND 2020

MADAXWEYNE BIIXI IYO LABADA GOLE BAARLAMAAN EE SOMALILAND 2020

Madaxweyne Biixi, waxa uu qodobbadaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay khudbad uu Sabtidii maanta ka jeediyey munaasibad loo sameeyey Qalinjebinta 19-aad ee ka baxda Jaamacadda Cammuud ee magaalada Boorama.

Haddaba, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Khudbadda uu ka jeediyey Jaamacadda Cammuud maanta, oo uu ku duray golayaasha guurtida iyo wakiillada ee doorasho la’aanta ku fadhiya 15 sano iyo 29 sannadood, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews