Wasaarada Ciyaaraha Jsl Oo Shaacisay Isku Aadka Tartanka Gobolada Dalka.
October 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Ciyaaraha somaliland oo ay weheliyaan badhasaabyada gobolada dalka xdhiidhka kubada cagta iyo xubno katirsan golaha wasiirada somaliland ayaa shaacisay isku aadka tartanka ciyaaraha gobolada somaliland oo dhawaan bilaabmi doono.
