Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Xafiiskeeda Ku Qaabishay Wakiilka Somaliland,
October 13, 2020 - Written by admin
Tapie(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka tiawan ayaa xafiiskeeda ku qaabishay wakiilka somaliland ujooga dalkeeda
Sidoo kale madaxwaynaha dalka tiawan ayaa ka hadashay muhiimada somaliland uleedahay geeska africa.
Dhanka kale wakiilka somaliland ujooga dalka Tiawan Amb Maxamed Xaaji ayaa dareen celiyay qaabilaadan isagoo faah faahiyay waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxwaynaha