Ciidamo Kasoo Goostay Maamul Goboleedka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool. L
October 14, 2020 - Written by admin
Sool(Berberatoday.com)-Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo kamid noqon doona ciidanka jamhuuriyada somalland
Waxaana ciidamada soo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka iyo maamulka Gobolka Sool