“Madaxweyne In Maanta Lagugu Tuhmo Aduun Aruursi Adigoo Cimri Jooga Cad-ceed Casar Joogta Ceeb Laguma Sagootiyo,Madaxweyne Haka Fakarin Inaad Qoyskaaga Qani Ka Dhigto Ee Ka Fakar Inaad Qarankaaga Qani Ka Dhigto”Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi”Daawo Muuqal
October 14, 2020 - Written by admin
“Saaxiibkay Madaxweyne Muuse Waxan Leeyahay Waxaad tahay nin weyn oo gu iyo garasho midna u dhinayn oo 70-aad jir ah, waxaad maanta garan weydey garan maayo goortaad garan doonto
..
Maanta madaxweyne in lagugu tuhmo aduun aruursi adigoo cimri jooga cad-ceed casar joogta ceeb laguma sagootiyo
.. Madaxweyne ha ka fakarin inaad qoyskaaga qani ka dhigto ee ka fakar inaad Qarankaaga qani ka dhigto”Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Saaka Hadlay Mar Kale