Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Dhiggiisa Dalka Taiwan Oo Farriimo Diblumaasiyadeed Oo Xiiso Leh Is-Dhaafsaday! H
October 14, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland waxa uu bartiisa twitter ugu qoray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).
