berberatoday.com
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel”Daawo Muuqal
October 15, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariistee Waxa galabta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa gaar ahaan xabaalaha Baqiic Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel oo katirsanaa Golaha wakiilada Somaliland oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

Waxanaa Aaska Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel ka qaybgalay shir gudoonka golaha Wakiilada, Xildhibaano,  Masuuliyiin xukuumada katirsan, Madax-dhaqameed iyo maayarka caasimada hargaysa.

Masuuliyiinta ka qaybgalay aaska Marxuuumka ayaa ka hadlay Taariikhdii marxuum cabdikariim mudadii uu katirsanaa golaha Iyagoo ku sifeeyay in uu ahaa Adoon laga nabadgalay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews