Siyaasi Cali Guray Oo U Ololeyanaya Inuu Dalka Yimaado Raisul Wasaare Kuxigeenkii Hore Ee Somaliya Maxamed Cumar Carte Oo Aabihii Xanuun Ujiifo Cisbataalka Haldoor
October 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali MaxamedYuusuf (Cali guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay sobobaha Dalka Somaliland yimaado loogu ogolaan karo Raysalwasaare Kuxigeenkii hore ee somaliya Maxamed Cumar Carte Ahna xildhibaan katirsan baarlamaanka somaliya oo la sheegay in uu Cafis soo waydiistay xukuumada Somaliland.