berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis Ufidiyay Raisul Wasaare Kuxigeenkii Hore Ee Somaliya Ahna Xildhibaan Golaha Shacabka Katirsan Maxamed Curmar Carte Qaalib
October 25, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraal Ku taariikhaysan 25.10.2020-ka oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu sheegay in cafis Madaxweyne loogu ogolaaday dalka inuu kusoo galo Raisul Wasaare Kuxigeenkii Hore ee Dawlada Somaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib haddana ah Xildhibaan katirsan Golaha shacabka Somaliya. Waraqda waxa lagu Xusay in cafiskiisa odayaal ugudbiyeen Madaxweynaha iyo wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland hase yeeshee laguma sheegin waraaqda cafiska meel uu mawqifkiisii Somaliweyn uu kaga noqday Maxamed Curmar Carte.

Waxa Xusid Mudan in imaatinka siyaasiga Mawqifka Somali weyn aaminsan ay timi kadib markii loogu soo qeyliyay Aabihii Cumar Carte Qaalib oo Xanuun ujiifa Cisbataalka Haldoor ee Hareysa labadii Todobaad ee udanbeeyay xaaladiisa Caafimaadna laga dayriyay.

Halkan Hoose Ka Akhriso warqada Cafiska Madaxweynaha 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews