Qaramada Midoobay Oo Application Cusub Usoo Saartay Xoola Dhaqatada Somalida.
October 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haayada qaramada midoobay ayaa maaliyiin dollar ku bixisay in application gaar loosoo saaro xoolaha dhaqatada Somaliland kaasi oo ay hirgalinayso haayada UNDP.
