berberatoday.com
Fanaanka Qamar Sugaani Oo Lagu Xidhay Berbera Xili Uu Socdaal Kaga Yimi Muqdisho
October 26, 2020 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa magaalada Berbera ku xidhay Fanaanka Qamar Suugaani,
Fanaanka ayaa beryihii u danbeeyey ku sugnaa Magaalada Muqdisho waxaana la xidhay isaga oo safar dhulka ah kaga yimi Magaalada Garowe ee Caasimada Putland uu diyaarada Muqdisho uu kasoo raacay kaga dagay waxaana muuqata inuu damacsanaa inuu dalka kusoo galo sife dhuumasho ah waxaana laga qabtay xiliga la xidhaayay kaantaroolka Bari ee magaalada Berbera iyada oo la tuhunsanyahay in haayadaha wardoonku la socdeen socdaalkiisa,
wali ciidanka Booliska iyo laamaha amaanku kama hadlin xadhiga fanaanka
Somaliland ayaan ogolayn in Siyaasiyiinta, Fanaaniinta iyo dadka magac Leh ee u dhashay Somaliland in ay u safraan Soomaaliya, waxaana hore u jiray fanaaniin iyo siyaasiyiin sidan oo kale safar ugu baxay muqdisho oo ay xukuumadihii soo maray Somaliland xabsiga u taxaabeen.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews