Dalka Bangladesh Oo Laga Sameeyay Isu Soo Bax Lagu Cambaareynayo Madaxweynaha Dalka Faransiiska Iyo Badeecada Dalkaasi Soosaaro Oo La Daadiyay
October 27, 2020 - Written by admin
Dhaka(Berberatoday.com)-Bangladesh oo ah wadanka sadexaad ee ugu muslimiinta badan caalamka ayaa waxa ka dhacay Isu soo bax weyn oo lagu diidan yahay Aflagaadadii Madxweynaha Faransiiska Emanuel Macron
ee Suubanaheenna Mohammed SCW.
Muslimiin ka cadhaysan hadalkiisa ayaa Gubay Sawirka Madaxweynaha Faransiiska sidoo kale waxa goobaha ganacsi dibada looga saaray wax-soo saarada Faransiisku leeyahay
Berberatoday.com