Maamulihii Shirkada Amal Bank Jubaland Oo Kismaanyo Lagu Toogtay
October 27, 2020 - Written by admin
Kismaanyo(Berberatoday.com)-Dablay Hubaysan ayaa magaalada Kismaanyo ku toogtay Maamulihii Amal Bank Marxuum Cabdilaahi Sheekh Cabdisalaan (shig shigow)kaasi oo ugeeriyooday rasaas ay la dhaceen
Maamulka jubbaland ayaa wali wax war ah oo faah faahsan kasoo saarin dilka maamulihii Amal Bank