berberatoday.com
Xisbiga Ucid Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamay Waxka Qabasho La,aanta Xukuumada Ee Cabashada Dadka La Nool Xanuunka HIV-AIDSka.
October 27, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga cadaalada daryeelka Somaliland ee ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay cabashada markii labaad kasoo yeedhay qaarkamid ah haweenka la nool xanuunka HIV-AIDSKA Oo xukuumada Somaliland iyo haayadaha dawlada eek u shaqada lahi ay waxba ka qaban waayeen arintooda

Sidoo kale xisbiga Ucid ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu talaabo ka qaado masuuliyiinta ku shaqada leh oo ay wasaarada caafimaadku ugu horayso isagoo usoo jeediyay in ay iscasilaan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews