berberatoday.com
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Shaaciyey Inuu Isu Sharraxayo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland
October 28, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa sheegay marka muddo-xileedkiisa SOLJA uu joogaa dhammaado 31-ka bisha 12-aad ee sannadkan 2020-ka, uu isu sharrixi doono doorashada golaha wakiillada Somaliland oo uu Xildhibaannimo ugu tartami doono.

Guddoomiye Xuuto oo maanta ka qaybgalay shir lagu eegayey, isla markaana lagu falanqaynayey wax ka beddel iyo kaabis lagu samaynayo Dastuurka Ururka SOLJA, kaas oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, Masuuliyiin, Sharci-yaqaanno iyo Weriyeyaal kala duwanina ka qaybgaleen.

Haddaba, Guddoomiyaha SOLJA Mr. Xuuto oo arrintaas iyo qodobbo kale ka hadlaya, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews