Hay’adda UNICEF Oo Canbaaraysay Labo Kamid Ah Shaqaalaheeda Oo Lagu Dilay Muqdisho.
October 28, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caruurta Ee UNICEF ayaa cambaareysay Dil maanta magaalada Muqdisho loogu gaystay laba ka mid ah shaqaalaheeda Gargaarka bani’aadannimo.
