Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Caasimada Hargaysa,
October 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti ka socda dalka jabuuti oo uu hogaaminayo wasiirka ciyaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimada hargaysa oo uu ku qaabiley dhigiisa ciyaaraha ee somaliland.
