Waftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Dalka Uganda Oo Kulan La Yeeshay Raysal Wasaare Kuxigeenka Somaliya Iyo Dareenada Ka Dhashay!!
October 28, 2020 - Written by admin
Kampala(Berberatoday.com)-Waftigii ka socday Somaliland ee maalmihii Udanbeeyay ku sugnaa dalka Uganda oo ay kaga qaybgalayeen Munaasibad lagu daahfuray Warshada sonkorta oo Ay dalka Uganda ka hirgalisay ganacsato Aamina oo kasoo jeeda Somaliland ka ayaa soo muuqday iyaga oo kulan ay wada Sawiran yihiin la qaatay Waftiga ka socday maamulka muqdisho Oo uu hogaaminayay Raysal wasaare kuxigeenka Somaliland Mahdi Guuleed.
