Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Dr Gaboose Iyo Xog Waranka Xukuumadii Cabdiraxmaan Tuur & Caqabadihii Ka Horyimid Cigaal+Dagaalkii Sokeeye Ee 1994″Daawo Muuqal
October 28, 2020 - Written by admin
“Aniga Waxaan Aaminsanahay Hadii Aanu Cabdiraxmaan Tuur Ku Xigin Xukuumadii Cigaal oo Dhibaato Adag kaga soo Baxay Adayg Iyo Samir In Aanay Somaliland Ka Baxdeen Dhibaato”Dr Gaboose.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Mudooyinkii Udanbeeyay La layeelanayay Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo ah siyaasi Rugcadaaya oo reer Somaliland ah islamarkaana goob joog u ahaa yagleelkii jamhuuriyada Somaliland isagoo kaga Xog waramay Marxaladihii kala duwanaa iyo sidii xilka looga qaaday xukuumadii Madaxwayne Cabdiraxmaan Tuur alle ha,unxariistee Xilka looga Tuuray,