Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Booriyey Inay Si-weyn Uga Qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW. H
October 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga (Jimciyatul Axbaab) Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi ayaa waxa uu Bulshada ku booriyey inay si-weyn uga qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW, oo ku beegan 12 Rabiicul Awal 1442 oo waafaqsan 29 Nov 2020.
