Xukuumadda Somaliland Oo Bulshada Ugu Baaqday In La Weyneeyo Xuska Dhalashada Nebi Muxamed (CSW)
October 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku baaqday in kor lo qaado oo la weyneeyo Xuska dhalashada Nebigeenna suubban ee Muxamed nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee, isla markaana waxay Cambaaraysay aflagaaddaynta Nebiga ee Madaxweynaha Faransiisku taageeray.
