Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaalo dhexeeye somalida iyo canfarta ee deeaanka ay wadaan ee dalka itoobiya ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 207 halka dhaawaca aan wali la ogayn Sidoo kale dagaaladan ayaa laga cabsi qabaa in ay sii socdaan