Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Si Adag Uga Hadlay Dad Shacab Ah Oo Ciidamada Itoobiya Xasuuqeen”Daawo Muuqal
October 31, 2020 - Written by admin
Diridhaba(Berberatoday.com)-Ugaaska Guud Ee Beelaha ciise oo ay weheliyaan odoyaasha Gandaha beeshiisu ayaa si adag uga hadlay dad shacab ah oo iyagoo tacsi fadhiya ay ciidamada itoobiya xasuuq ba,an ugaysteen kuwaasi oo lagu laayay deegaanka garba ciise ee deegaanka ismaamulka somalida.
