Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Isku-shaandhayn Sal Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda
November 2, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday)-Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu dhawaan sameeyo Isku-shaandhayn, Xil ka qaadis iyo Magacaabis Sal ballaadhan.
