berberatoday.com
“Caano La Ogyahay Ninkii Lisay, Ninkii Doonaaba Hayska Cabo”Waa La Ogayahay Cidii Asaastay Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Beeshii Ugu Horeysay Ee Malayshiyaadkeeda Qaramaysay
November 3, 2020 - Written by admin

“Caano La Ogyahay Ninkii Lisay, Ninkii Doonaaba Hayska Cabo”Waa La Ogayahay Cidii Asaastay Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Beeshii Ugu Horeysay Ee Malayshiyaadkeeda Qaramaysay”

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland Waxa La Asaasay 03 November 1993 oo maanta ku beegan sanad Guuradii 27aad waxaana asaaska Ciidanka Booliska Somaliland budhige u ahaa Alle Ha Unaxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum  Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo dalka oo qasan ku dhiiraday inuu Ciidan Qaran usameeyo,

kaalinta labaad waxa kaga jira asaaska Ciidamada Booliska Somaliland ama Ciimada Qarankaba Alle Ha Unaxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ahaa suldaanka Beelaha Baligubadle oo Ciidankii ugu horeeyay ee Beeshiisa Qarameeyay waxaana lagu Qoray Suldaanka Labar Wanka Ciidanka Qaranka Somaliland Waana lagu maamuusi jiray Alle Ha Unaxariistee.

Kaalinta Sadexaad waxa kaga Jira asaaska Ciidamada Booliska Somaliland oo Haykalkka udhisay Janankii ugu horeeyay ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Cabdi Maxamed Saxardiid(Cabdi Dhuboo)oo Bishan horaanteedii Dalka Canad Ku Geeriyooday Alle Ha Unaxariiste

 

Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Somaliland ayaa maanta Munaasabada lagu xusay asaaska ciidanka Booliska Somaliland laga sameeyay waxaana ugu weyn munaasabadahaas ta lagu qabtay Taliska Guud ee Ciidamada Booliska Somalililand ee Hargeysa uu ka Qeyb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaxda kale Qaranka.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews