Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Markale Colaadaha Ka Socda Dalkiisa Ku Eedeeyay Wadamo Shisheeye.
November 3, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.comn)-Raysal-wasaaraha dalka itoobiya Abiy Axmed aya ka hadlay colaadaha ka socda gudaha dalkiisa iyo inka badan 9qof oo la dilay
Sidoo kale raysal wasaare abbey ayaa colaadaha dalkiisa kusii baahayay ku eedeeyay in ay ka danbeeyaan wado shisheeye oo aanu shaacin kuwa ay yihiin.