Ilhan Cumar Oo Markale Guul Weyn Ka Gaadhay Doorashada Dalka Mareykanka (Warbixin)
November 4, 2020 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Ilhan Cumar oo gabar Soomaali ah, kana tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa markale guul taariikhi ah ka soo hoyday doorashada dalkaasi.