Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey 85 Sarkaal Oo Ciidammada Millateriga Ka Mid Ah!
November 4, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dallacsiiyey 85 Sarkaal oo ka mid ah Ciidammada Milletariga.
