Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Xayawaan Dad Ku Dhaawacay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley.
November 5, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka shugri xaaji Ismaaciil bandare ayaa ka hadashay 3sedex qof oo xayawaano ku dhaawaceen deegaano katirsan gobolka gabiley oo aan wali si sax loo aqoonsan nooca uu yahay.
