berberatoday.com
Madaxwaynaha Maamulka Tigreega Oo Ka Hadlay Dagaalo Udhexeeya Ciidankooda Iyo Kuwa Dawlada Fadaraalka Itoobiya.
November 6, 2020 - Written by admin

Bahar Daar(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Ismaamulka Deegaanka Tigrayga Micheal Debretsion, Oo Maanta Saxaafadda  la hadlay ayaa  Faah faahin ka bixiyay dagaalo udhexeeyay dawlada fadaraalka Itoobiya Iyo Maamulka TPLF Isagoo sheegay inay gacanta ku dhigeen hub badan oo casri ah kaasi oo gacanta ugu jiray Militeriga Ethiopia, isagoo intaasi ku daray in hadda ay awood u leeyihiin inay iska difaacaan weerar kaga yimaada Ciidanka Ethiopia.

“Riiyadii ahayd in la dumiyo Tigray waa burburtay, Waxaan diyaar u nahay inaan wax kasta u hurno kaalintayada. hadda si buuxda ayaanu u  qalabaysanahay, Waxaan ku ilaalin doonnaa Tigreega hubkaas”

“Taliska Woqooyi wuxuu kasoo jeedaa dhinaca dadka Tigray, markaa waxaan uga guuleysan doonnaa xaaladda si guul leh” ayuu yidhi Madaxweynaha deegaanka Tigraay oo maanta ka hadlay warbaahinta Deegaankiisa.

 

Tigray mass Medai

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews