Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisii
November 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo mudo safar ugu dalka emaraadka carabka ayaa dalka dib ugu soo laabtay iyadoo lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal International Airport.

