berberatoday.com
Waaxda Ammaanka Mareykanka Oo Adkeyneysa Ammaanka Joe Biden Laga Bilaabo Maanta
November 6, 2020 - Written by admin
Doorashada Mareykanka

Ammaanka ayaa la sugi doonaa, kaddib markii kooxdiisa ololaha ay ku wargeliyeen waaxda inuu khudbad jeedin doono gelinka hore ee maanta (xilliga Mareykanka).

Haweeney u hadashay waaxdaasi, Catherine Milhoan ayaa diidday inay ka hadasho arrintaas, iyadoo sheegtay inaysan waaxdu wax ammaanka quseeyo kala hadlin saraakiil sare. Kalkaaliyeyaasha Biden sidoo kale kama aysan hadlin arrintaas.

Biden iyo kooxdiisa ololaha waxay ku sugan yihiin xaru ku taalla Wilmington, Delaware.

Geesta Kale Madaxweyne Donald Trump ayaa dacwad u gudbiyay maxkamadda isaga oo codsanaya in la joojiyo tirinta codadka gobollada lagu hardamayo, oo ay sii yaraanayaan codadka uu ka helayo.

Gobolka Pennsylvania, xaakim heer federal ah ayaa diiday codsiga kooxda ololaha doorashada ee Trump ay ku doonayaan in la joojiyo tirinta codadka.

Xaakim Paul Diamond oo sidoo kale ka ajwaabayay cabashada kooxda ololaha Trump ee ah in loo diiday inay ergo u diraan goobta lagu tirinayo codadka ayaa sheegay in haatan labada xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga loo oggol yahay inay diraan 60 wakiillo ah.

Saraakiisha gobolkaas ayaa sheegay in Jamhuuriyiinta aan loo diidin inay korjoogto ka noqdaan tirinta codadka, balse keliya hal wakiil loo diiday sababtuna ay tahay inuu u hoggaansami waayay shuruucda kala fogaanshaha bulshada

Xigasho BBC-Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews