Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Booqasho Ku Yimid Magaalada Saylac Iyo Ceelasha Milixda Ee Toqoshi”Daawo Muuqal
November 7, 2020 - Written by admin
“Saylac Waxaanu Unimidnay In Aanu Ka Dhisno Deked Kaluumaysi”Waftiga Jabuuti.
Saylac(Berberatoday.com)-Wafti ka socda Dekedaha Jabuuti Iyo Aaga Ka Caagan cashuuraha Oo ay Weheliyaan Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti iyo khuburo ka socotay Dalka Holland ayaa booqasho ku yimid Magaalada Saylac iyo ceelasha milixda ee Toqoshi ee gobolka salel.


