Culimada Waa Weyn Ee Somaliland Oo Kulan Loogu Magac Daray “Hiilka Nebi Muxumed NNKH” Ku Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 7, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Culimada waawayn ee Somaliland ayaa ulan loogu magacdaray Hiilka Nabi muxumed NNKH Ku Qabtay Magaalada Hargaysa Kaasi Oo Lagaga falcelinayay dhaleecayta iyo afgalaadada ay madaxmwaynaha faransiiska iyo dad xagjir ahi kula kaceen Nebi Maxamed SCW Taasi Oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa.

