Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso Diwaangalinta Codbixiyayaasha!
November 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka ayaa Maanta Soo Saaray Waqtiga rasmiga ah ee Ay Bilaabmayso Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland
HALKAN KA AKHRI WARMURTIYEED KASOO BAXAY XAFIISKA KOMISHANKA DOORASHOOYINKA;