berberatoday.com
Mashruuc Xukumadu Ku Samaynayso Biyo Xidheen Oo Barakicin Doonaa Shan Boqol Oo Beerood Oo Shacab Masaakiin Ahi Leeyihiin Iyo Siyaasiga Cabdicasiis Samaale Oo Qandaraas Lagu Siiyay
November 9, 2020 - Written by admin
Mashruuca Biyo-Xidheenka ah Ee Madaxtooyadu Ka Samaynayso Gabiley iyo Shan Boqol oo Beerood Oo oo Shacab Masaakiin ah Lagaga Qaadanayo Dhulkoodii
Waxaynu Wada ognahay in Madaxtooyada Somaliland ka Samaynayso Deegaanka Gobolka Gabiley Mashruuc balaadhan oo Biyo Xidheen ah kaas oo Qandaraas lagu Siiyay Siyaasigii Kursiga Madaxweynaha Kulmiye hore u Doonayay Cabdicasiis Maxamed Samaale, iyadoo Mashruucani uu ku kacayo 15 Milyan oo lacagta Dollarka Mareykanka ah Waxaana ku Barabaxaya Mashruucan in ka Badan Shan boqol oo Beerood, oo Shacab Masaakiin ah oo Beeraley ahi Leeyihiin kuwaas oo Beerahooda lagaga qaadayo Awooda Xukuumada haseyeeshee, aan habayaraatee loo haynin Wax Qorshe ah oo Xukuumadu ugu badalayso Beeraha laga Qaadayo. Marka aynu Xaqiiq uga hadalno Mashruucan Biyo Xidheenka ah ee Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahey Madaxweyne Biixi ka Samaynayso Gobolka Gabiley ee Dhulbeereedka ah ayaan Sidiisaba aheyn mid Dan Guud ah oo Bulshada looga Faa,idaynayo laakiin Sida xogtiisa dhabta ahi Tahey Waa Mid Dano gaar ahaaneed ah oo uu Sigaar ah Beero uu Leeyahay ugu Samaysanayo Madaxweyne Biixi iyo Qoyskiisu talaabadan oo aanay hahayraatee ka Warhaynin Dadka Danyarta ah ee Beeraleyda Gobolka Gabiley. Sikasta oo ay Tahey Mashruucan oo Qeyb ka ah Dhulboobka iyo Qorshayaasha Danaha Gaar ahaaneed ee Madaxtooyada Somaliland kaga Faa,idaysanayso Wakhtiga Xukuumada iyadoo Qamdaraaska lasiiyay Samaale hadana Qeybta hoose ee qandaraaska lasii Siiyay Eng Mixile oo kasoo jeeda Gabiley Waxaa looga baahan Yahay Waxgaradka iyo odoyaasha Reer Gabiley in ay Dhug Weyn u Yeeshaan Dhaqdhaqaaqa Mashruucan iyo Sida Loogu barabixinayo Beerahana Lagaga qaadayo Shacabka Reer Gabiley ee Masaakiinta ah.
Najiib Ismaaciil Maxamed
Gabiley 0634466339

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews