Masuuliyiinta Khaatumo Oo Sheegay Inaanay Qorsheynayn Shirar Ka Dhan Ah Somaliland
November 9, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Khaatumo, ayaa sheegay inaanay wadin wax shirar ah oo ku lid ah amma lagaga soo horjeedo Somaliland, waxaanay tilmaameen inaanay xaqiiqa ahayn warar sheegaya inay shirar wadaan.
Maxamuud Cabdillaahi Caana-nuug ahna Ku-xigeenka hoggaamiyihii Khaatumo ee geeriyooday Cali Khaliif Galaydh, ayaa waxa uu ku dooday inaanay jirin shirar ka dhan ah Somaliland oo ay kooxda Khaatumo waddo.
Caana-nuug oo shirarkaas la sheegay inay wadaan iyo qodobbo kale ka hadlaya, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan