berberatoday.com
Raysal Wasaare Abiy Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiirkii Arimaha Dibada Iyo Taliyayaashii Milatariga Iyo Sirdoonka.
November 9, 2020 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia ayaa Abiy Axmed ayaa x xilka ka qaaday wasiirkii Arrimaha dibadda, Taliyihii Sirdoonka iyo Taliyihii guud ee Ciidanka Militariga.  Xili xaalada dalka itoobiya ku jirto halis.

Sidoo kale Raysalwasaare Abiye ayaa wuxuu xilalkaasi u Magcaabay Saraakiishan hoos ku xusan.

  1. Demeke Mokenen, Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Dalka, ayaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia, Kana soo jeeda Qowmiyada Amxaarada.

2.Burhanu Jula, Madaxii Howlgalinta Ciidamada Qalabka Sidda ayaa loo Magacaabay, Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sidda.

3.Tamasgen Tirahun, Madaxweynihii Deegaanka Amxaarada ayaa loo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Haayada Sirdoonka.

4.Taliyihii sirdoonka ayaa isna loo Magacaabay Komishinka Federal Booliska.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews