berberatoday.com
Afhayeenka TPLF Oo ka Hadlay dagaaladii Udanbeeyay Ee Dhexmaraya Dawlada Fadaraalka Iyo Diyaarad Ay Kasoo Rideen,
November 10, 2020 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay in shalay ay soo rideen ciidamada degaanka Tigray diyaarad doonaysay inay duqayso meelo u dhaw Maqale.

Getachow ayaa sidoo kale beeniyay war kasoo baxay Taliyaha Ciidanka ee Itoobiya oo sheegayay inay ciidanka Qaranka ee Itoobiya lawareegeen magaalooyin hor leh.

Ma jirto warar xaqiijinaya sheegashada labada dhinac ee ku saabsan guulaha uu mid walba sheeganayo iyo waliba khasaaaha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan sii jiitamaya ee u dhaxeeya Ciidanka Fadaraalka Itoobiya iyo kuwa degaanka Tigray.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews