Siyaasi Ismaaciil Bubaa Oo Ka Hadlay Shir Beelaha Dir Uga Qabsoomay Nairobi Iyo Siyaasiyiin Ka Dhex Muuqday
November 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof ismaaciil hure buubaa oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay shir dhawaan beelaha dir uga qabsoomay magaalada nairobi iyo dareenada ka dhashay siyaasiyiin ka socday somaliland iyo somaliya oo ka qaybgalay
Sidoo kale prof bubaa ayaa sharaxay ujeedada shirkan oo uu ku sheegay in uu ahaa sidii lays kugu xidhi lahaa beelaha dir ee geeska africa ku nool.