Faah Faahinta Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaala Magaalada Wajaale Iyo Khasaaraha Hantiyeed Ee Ka Dhashay.
November 11, 2020 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Waxaa maanta galinkii danbe ka qabsaday afar ku guri oo kuyaala xaafadaha magaalada wajaale kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed oo ay ku shuf beeleen qaarkamid ah guryihii uu dabku qabsaday.
