Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Iyo Mayarka Hareysa Oo Awaamiir Kasoo Saaray Sida Ay Taageerayaasha Goboladu Ukala Fadhiisanayaan Garoonka”Daawo Muuqal
November 12, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka gobolka maroodi jeex oo uu weheliyo maayarka caasimada hargaysa ayaa soo saaray go,aamo la xidhiidha tartanka koobka gobolada Somaliland ee ka socda garoonka hargaysa Staduim
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa shaaciyay qaabka ay garoonka u kala fadhiisan doonaan taageerayaasha xululka goboladu