berberatoday.com
Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha G, Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Goolhaye Yuusuf Lambasa Oo La Dhigay Cisbitaalka Haldoor”Daawo Muuqal
November 12, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Yuusuf Yacquub “Lambaza” Ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaalka haldoor ee magaalada hargaysa kadib markii ciyaartii shalay ee dhexmartay xulalka daad madheedh iyo sool uu dhaawac culus kasoo gaadhay madaxa isagoo wakhti xaadir mararka qaar koomo galaya.

Isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobbolka sool oo ku sugan cibataalka uu yaalo ciyaaryahanku ayaa ka warbixiyay xaaladiisa caafimaad oo lagu dabiibayo cisbtaalka haldoor.

Dhanka kale dhakhaatiirta gacanta ku haysa xaaladiisa caafimaad ee goolhaye yuusuf Lambasa ayaa ka waramay hada sida uu yahay oo ay sheegeen in uu kasoo fiicnaanayo sidii uu ahaa markii lasoo dhigay dhakhtarka haldoor.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews