Xukuumadda Oo Ka Hadashay Sababaha Somaliland Uga Mid Noqotay Dalalka Adduunka Ugu Laydh Qaalisan
November 12, 2020 - Written by admin
“Caalamka waynu ugu qaalisanahay Laydhka, Sababtuna waa waxa laga dhaliyo..” Wasiirka Macdanta iyo Tamarta
Hargeysa(berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sababaha Aabbaha u ah Qiimaha Qaaliga ah ee Laydhka Shacabka Somaliland isticmaalaan.