“Ma Jirto Cid Guulaysatay, Hargaysa Stadiumna Noqon Maayo Tukaraq” Maamulka Xulka Gobolka Hawd.
November 14, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tababaraha xulka gobolka hawd ,isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka awdal iyo qaarkamid ah ciyaartoyga gobolka ayaa ka hadlay murankii ka dhashay ciyaartii galabta ee dhexmarat gobolka daad madheedh oo ay ka biyo diideen gool laga qabtay oo garsooraha ciyaartu sheegay in uu sax yahay.
