berberatoday.com
Midowga Afrika Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidamada AMISOM Oo Qoomiyada Tigreey Kasoo Jeeda.
November 14, 2020 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ururka Midowga Afrika ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga General Gebreegziabher Mebratu Melese oo ka soo jeeday qoomiyada Tigreega .

Dawladda Itoobiya ayaa 10 November AMISOM u qortay warqad ay ku dalbanayso in taliyahaas xilka laga qaado, waxaana warqadaas oo ay Reuters aragtay ay Itoobiya ku eedaysay sarkaalka inaanu daacad u ahayn dalkiisa.

Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ka dib codsiga Itoobiya, wuxuu xilkii ka qaaday general Gebreegziabher Mebratu Melese.

Saraakiil badan oo Tigray ah oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa shaqada laga fadhiisiyay mudada uu socday dagaalka dawladda Itoobiya iyo maamulka Tigray.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews