Diblamaasiyiin Fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Oo Xaqiijiyay In Lagu Garaacay Gantaalo Iyo Goobaha Ay Ku Dhaceen! A
November 15, 2020 - Written by admin
Asmara(Berberatoday.com)-Diblomaasiyiin fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Ee Dalka Ereteriya ayaa Wakaalada wararka ee Reuters U xaqiijiyay in caawa ugu yaraan saddex Gantaal lagu garaacay Magaalada Asmara Ee Caasimada Dalka Eretriya,
